Tuesday, August 4, 2026
26.5 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Warar Xiiso Leh
Ahmed Mohamed

UPDATE: Beesha Caalamka baaq deg deg ah ka soo saaray Shirka...

Muqdisho (Halqaran.com) – War-murtiyeed ay si wada jir ah u soo saareen, saaxibada caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa wuxu ku boorinaya Dowladda Federaalka iyo...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha JF Somaliya oo berri codsi hordhigi doona Xildhibaanada Golaha Shacabka

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in maalinta berri oo Sabti ah ah uu Xildhibaannada Golaha Shacabka u...
Ahmed Mohamed

DHAGEYSO: Duqa Muqdisho ‘‘Waxaan maamul ahaan ka shaqeyneynaa qabsoomidda doorasho qof...

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha goblka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed ( Cumar Filish) ayaa sheegay in maamulka Gobolka Banaadir uu ka...
Ahmed Mohamed

Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo xariga ka jaray waddo cusub oo laga...

Gaalkacyo (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Baarlamaanka ee Maamulka Galmudug, Maxamed Nuur Gacal oo ku sugan Magaalada Gaalkacyo ayaa waxa uu maanta xariga ka jaray waddo laami...
Ahmed Mohamed

DF Somaliya oo Digniin culus ka soo saartay Fatahaadda Wabiga Shabeelle

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta Musiibooyinka XF Soomaaliya ayaa soo saartay digniin la xiriirta fatahaada xoogan oo Wabiga Shabelle laga cabsi qabo...
Ahmed Mohamed

Ciidanka DANAB oo Al-Shabaab kala wareegay Deg. Kuntuwaarey

Sh/Hoose (Halqaran.com) - Ciidamo ka tirsan kuwa DANAB ee xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa waxay howlgallo ay ka fuliyeen deegaanno ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose. Saraakiil...