Tuesday, August 4, 2026
26.5 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Warar Xiiso Leh
Ahmed Mohamed

Wufuud kala duwan oo ku sii wajahan Dhuusamareeb iyo Wararkii ugu...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Waxaa magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug ayaa waxaa kusii qul qulaya wufuud kala duwan, kuwaas oo halkaasi uga qeyb geli...
Ahmed Mohamed

Askari ka tirsan Ciidamada Milateriga Somaliland oo la Dilay

Awdal (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya degmada degmada Lughaye ee gobolka Awdal, ayaa sheegaya in Askari ka tirsan ciidamada Milateriga Somaliland uu askari...
Ahmed Mohamed

Dekedda Muqdisho oo adeeg casri ah lagu soo kordhiyay & Sii-hayaha...

Muqdisho (Halqaran.com) - Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa xariga ka jaray Masawac laga hir geliyay magaalada Muqdisho oo loogu tala...
Ahmed Mohamed

Ururada Siyaasadda Puntland oo maanta la guddoonsiiyay Shahaadada Aqoonsiga

Garoowe (Halqaran.com) - Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) oo ah Ku-simaha Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland ahna Madaxweyne ku-xigeenka, ayaa ka qeybgalay Xafladda Shahaado-siinta Ururada Siyaasadda...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha JFS ‘Farmaajo’ & Wafdi uu hoggaaminayo oo galabta gaaray Dhuusamareeb

Dhuusaamreeb (Halqaran.com) – Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug, Madaxweyne...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Koonfur Galbeed ‘Laftagareen’ oo gaaray Dhuusamareeb +(SAWIRRO)

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug. Laftagareen waxaa garoonka diyaaradaha...