
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Madaxweyne Deni oo siweyn loogu soo dhaweeyay Jabuuti +(SAWIRRO)
Jabuuti (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa siweyn loogu soo dhoweeyay magaaladda Jabuuti ee caasimadda dalka...
Shirka Wasiiradda Maaliyadda dowlad goboleedyada dalka & Dowladda Dhexe oo ka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Sii hayaha wasiirka maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Talaadadii maanta guddoomiyay shirka wasaaraddaha maaliyadda dowladda dhexe, dowlad...
DHAGEYSO: Taliska Ciidanka Asluubta oo sheegay tirada rasmiga ee dadkii ku...
Muqdisho (Halqaran.com) - Afhayeenka ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Gashaanle Sare Cabdiqani Maxamed Khalaf oo Shir jaraa’id ku qabtay gudaha Xabsiga Dhexe ayaa sheegay in 15-ka...
Sii hayaha RW ‘Mahdi’ oo magacaabay guddiga baarista dhacdadii Xabsiga Dhexe
Muqdisho (Halqaran.com) - Sii hayaha xilka Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Jahmuuriyadda federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa magacaabay Guddiga Baarista Dhacdada Shaqaaqadii 10/08/2020...
Madaxweynaha Puntland & Wafdi uu hoggaaminayo oo u ambabaxay dalka Jabuuti...
Gaalkacyo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka amba baxay garoonka diyaaradaha magaalada Gaalcayo, isagoo...
DHAGEYSO: CCWarsame ”Hubkii Al-Shabaab loo geliyay Xabsiga Dhexe, waa qorsho Nabad...
Muqdisho (Halqaran.com) - Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ah hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaradka Wadajir ayaa ku eedeeyay Taliska Nabad suggida Soomaaliya inay fududeeyeen wixii ka dhacay...









