Saturday, May 23, 2026
28.9 C
Mogadishu

AKHRISO: War-murtiyeed laga soo saaray Shirkii Wasiirrada Maaliyadda Dowlad goboleedyada iyo DF Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Shirkii u dhaxeeyay Wasaaradda Maaliyadda dowladda Soomaaliya iyo Wasiirrada Maaliyadda ee dowlad Goboledyada ayaa waxaa laga soo saaray War-murtiyeed, kadib markii maanta la soo gaba gabeeyay.

Shirka ayaa waxaa diiradda lagu saaray sidii loo wadaagi lahaa dakhliga habka miisaaniyadda ee laga helay Bankiga adduunka kuna aadan hoos u dhicii miisaaniyadeed ee uu keenay Cudurka COVID-19 iyo ansixinta ku aadan qaab-wadaagga lacagaha loo diro Dowladda Federaalka iyo dodobo kale.

War-murtiyeed ka kooban dhowr qodob ayaa laga saaray Shirkii u qabsoomay Wasiirada Waasaaradda Maaliyadda dowladda Federaalka Soomaaliya, dowlad Goboleedyada dalka iyo Gobolka Banaadir.

Wasiirrada iyo Maamulka Gobolka ayaa ku heshiiyay in si wanaagsan oo lagu wada ganacsan yahay loo qeybsaday habkii Miisaaniyadda iyo hirgelinta nidaam Canshuureed oo qiimo ku saleysan, (Advalorem tax),  kaas oo aan laheyn wax Canshuur kordhin ah iyo qodobo kale.

Halka hoose ka akhriso War-murtiyeedka:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...