Friday, September 18, 2026
26.9 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Cali Jeyte Cusmaan oo markii saddexaad loo doortay guddoomiyaha gobolka Hiiraan

Hiiraan (Halqaran.com) - Kadib wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare waxaa Xilkii looga qaaday gudoomiyihii Gobolka Hiiraan Mudane Cali Maxamed Caraale...
Ahmed Mohamed

Xilliga la qabanayo doorashada guddoonka baarlamaanka Koonfur Galbeed oo la shaaciyay

Baydhabo (Halqaran.com) – Guddiga doorashooyinka baarlamaanka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaaciyay xilliga ay dhici doonto doorashadda Guddoonka baarlamaanka...
Ahmed Mohamed

DAAWO VIDEO: M/weyne Muuse Biixi, C/raxman Cirro iyo Faysal Cali Waraabe...

Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, iyo labada guddoomiye Xisbi Qaran ee Waddani iyo Ucid, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo Eng....
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Saciid Deni oo sheegay inay qaateen tallaabooyin la xiriira Fayraska...

Garowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay Cudurka dilaaga ah ee Coronavirus oo dunida si wayn u...
Ahmed Mohamed

Askari ka tirsan ciidanka DF Somaliya oo wiil dhallinyaro ku dilay...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Waxaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa lagu soo warramayaa in halkaasi uu maanta ka dhacay Dil. Wararka ayaa sheegaya, in...
Ahmed Mohamed

Puntland oo karantiishay Ajaaniib looga shakiyay Fayraska Corona (COVID-19)

Garowe (Halqaran.com) - Puntland ayaa Sabtidii maanta shaacisay inay karantiileen dad looga shakiyay Coronavirus, kuwaasi oo ku sugan Magaalada Garowe ee Xarunta Puntland. Wasiir Ku...