Friday, September 18, 2026
26.9 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Wasaaradda Caafimaadka ee XF Somaliya oo soo saartay wacyigelin ku saabsan...

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federalka Soomaaliya ayaa maanta soo saartay wacyigelin ku aadan Cudurka halista ah ee Coronavirus. Haddaba halka hoose ka akhriso...
Ahmed Mohamed

Dad isku qoys ahaa oo ku dhintay Qaraxii maanta ee Muqdisho...

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya ismiidaamintii Arbacadii maanta ka dhacday meel ku dhow Isgoyska Sayidka, gaar ahaan halkii la...
Ahmed Mohamed

Ciidamada DF Somaliya oo dagaal uga saaray Al-Shabaab deegaanka Daynuunaay &...

Daynuunaay (Halqaran.com) - Wararka ka imaanaya deegaanka Daynuunay ee Gobolka Baay ayaa waxaa ay sheegayaan in maanta ay Ciidamada dowladda dagaal kula wareegeen deegaankaas,...
Ahmed Mohamed

Sweden: Soomaalida u dhimaneysa Cudurka Coronavirus oo sii korortay

Stockholm (Halqaran.com) - Xilli dalka Sweden uu ku sii baahayo caabuqa saf marka ah ee COVID-19 ayaa waxaa isa soo tareysa tirada dadka Soomaaliyeed...
Ahmed Mohamed

Puntland oo ka laabatay go’aankii masaajidda

Garowe (Halqaran.com) - Puntland oo horay u shaacisay in la xiro Masaajidada ku yaallo deeganada Puntland cabsida laga qabo Caabuqa Coronavirus awgii ayaa waxaa...
Ahmed Mohamed

Somalia Remains Neutral Over Egypt-Ethiopia Dam Dispute

The federal government of Somalia has stated that it will remain neutral in the dam dispute between Ethiopia and Egypt following alleged reports of...