
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararkii ugu dambeeyay qarax miino oo lala beegsaday kolonyo gaadiid ay...
Janaale (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya deegaanka Janaale ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya, in qarax miino loo dhigay gaadiid kolonyo ah oo ay...
Goormuu bilowday xiriirka Soomaaliya iyo Masar?
Qaahira (Halqaran.com) - Xiriirka Soomaaliya iyo Masar waa mid soo jireen ah oo soo bilowday kumanaan sano ka hor xilliga dhulka Soomaalida loo yaqiinay...
Mareykanka oo noqday dalka ugu daran ee uu aadka u saameeyay...
Washington (Halqaran.com) - Wararka ka imaanaya dalka Mareykanka ayaa sheegaya in dalkaasi uu noqday dalka ugu daran ee Coronavirus uu saameeyay, ka dib markii...
UPDATE: Qofkii 3-aad oo laga helay Fayraska Corona gudaha Soomaaliya
Muqdisho (Halqaran.com) - Kiiskii Saddexaad ee Coronavirus ayaa la xaqiijiyay, kaasi oo laga helay qof ku sugan gudaha Soomaaliya sida ay wada shaaciyeen dowladda...
Itoobiya oo 4 kun oo maxaabiis ah sii-deysay cudurka Coronavirus awgiisa.
Addis Ababa (Halqaran.com) – Dowladda Itoobiya ayaa waxa ay billowday inay xabsiyada kasii deyso in ka badan 4000 maxaabiis ah si looga hortago in...
Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) oo hoygiisa Gaalkacyo ku qaabilay wafdi ka...
Gaalkacyo (Halqaran.com) – Madaxweynihii hore ee Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Gelle (Xaaf) ayaa howgiisa Magaalada Gaalkacyo ku qaabilay Wafdi uu hgogaaminayo Senator Cabdi...









