Thursday, April 30, 2026
29.9 C
Mogadishu

Cali Jeyte Cusmaan oo markii saddexaad loo doortay guddoomiyaha gobolka Hiiraan

Cali Jeyte Cusmaan

Hiiraan (Halqaran.com) – Kadib wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare waxaa Xilkii looga qaaday gudoomiyihii Gobolka Hiiraan Mudane Cali Maxamed Caraale waxaana Xilkaas loo Magacaabay Mudane Cali Jeyte Cusmaan.

Guddoomiyaha Cusub ayaa horray u soo noqday guddoomiyaha gobolka Hiiraan Saddex jeer.

Halka hoose ka akhriso wareegtada xil magacaabista:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...