Monday, September 21, 2026
28.9 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Maxaa ku soo kordhay muranka Wabiga Nile ee u dhaxeeya dalalka...

Qaahira (Halqaran.com) - Hoggaamiyaasha dalalka Sudan, Ethiopia iyo Masar ayaa isku raacay in Ethiopia aysan bilaabi doonin buuxinta biyo xireenka ay ka dhistay wabiga...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Qoorqoor oo sheegay in wax fursad ah la siin doonin...

Gaalkacyo (Halqaran.com)  - Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (QoorQoor) oo warbaahinta kula hadlay magaalada Gaalkacyo ayaa si adag uga hadlay dagaalka...
Ahmed Mohamed

Ciidanka Milateriga & Nabad Sugidda oo la wareegay deegaanno ay ku...

Galgaduud (Halqaran.com) - Ciidamada Militariga qaybta 21aad iyo Ciidanka Nabad Suggida Maamulka Galmudug ayaa la wareegay deegaano maalmihii la soo dhaafay ay ku dagaalameen...
Ahmed Mohamed

Xildhibaannada Golaha shacabka oo markale maanta dood adag ka yeelanaya matalaadda...

Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Sabtida maanta ah mar kale dood adag waxa ay ka yeelan...
Ahmed Mohamed

RW Xasan Cali Kheyre oo u ambabaxay dalka Qatar

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee  Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ugu ambabaxay magaalada...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha JF Somaliya ‘Farmaajo’ oo xariga ka jaray xarunta Tiyaatarka Qaranka...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xarigga ka jaray Golaha Murtida iyo Madadaalada Qaranka ayaa ku bogaadiyey ganacsatada Soomaaliyeed,...