
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Muwaadin Soomaali ah oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika
Koonfur Afrika (Halqaran.com) - Ganacsade Soomaaliyeed, ayaa xalay lagu dilay Magaalada East london ee Gobolka Eastern Cape ee Koonfur Afrika, kadib markii ay toogteen...
Wax badan ka ogow labada nooc ee doorasho oo ay shaacisay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Guddiga Maxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka, Xaliima Ismaaciil Ibraahim (Xaliima Yarey) oo maanta khudbad la sugaayay ka jeedisay fadhi uu...
Xildhibaannada golaha shacabka oo Ansixiyay Xeerka Matalaadda gobolka Banaadir
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaanada Golaha Shacabka ee BF Soomaaliya ayaa Sabtida maanta ah waxa ay ansixiyeen Xeerka metelaada Gobolka Banaadir oo maalmihii la soo...
UPDATE: Kulankii maanta ee Aqalka sare oo baaqday & Madaxtooyada Somaliya...
Muqdisho (Halqaran.com) – Warar goor-dhow soo gaaray xafiiska warqabadka Halqaran.com, ayaa sheegaya, in kulankii xildhibaannada Aqalka sare uu baaqday, kaddib markii ay soo xaadiri...
Ethiopia agrees to delay filling Nile mega-dam, say Egypt, Sudan
The leaders of Sudan, Ethiopia and Egypt agreed that Ethiopia will delay filling a mega-dam on the Blue Nile and return to talks aimed...
Ardayda Dugsiyada sare ee Somaliland oo maanta u fariistay Imtixaankii Shahaadiga
Hargeysa (Halqaran.com) - Imtixaanka Shihaadiga Dugsiyadda Sare ee Somaliland ayaa Sabtida maanta si rasmi ah uga bilowday deegaanada Somaliland, sida ay shaacisay Wasaaradda Waxbarashada...









