Monday, September 21, 2026
28.9 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Qaramada Midoobay oo taageertay qaababka doorasho oo ay soo bandhigtay Xaliimo...

Muqdisho (Halqaran.com) – War ka soo baxay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, ayaa lagu taageeray hadalkii ka soo yeeray guddoomiyaha guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka...
Ahmed Mohamed

Muxuu ka yiri Xasan Sheekh hadalkii Xaliimo Yareey ee doorashooyinka Qaranka?

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta Warbaahinta kula hadlayay Muqdisho ayaa ka hadlay go’aankii Xildhibaannada Golaha Shacabka ku...
Ahmed Mohamed

DHAGEYSO: Cumar Filish ”Magaalada Muqdisho waa hooyada magaalooyinka Soomaaliya oo dhan”

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Khubaduu ka jeediyay taalada Daljirka Daah-soon ee Degmada Boondheere...
Ahmed Mohamed

AKHRISO: War-murtiyeedka Shirkii Madaxda Galmudug iyo Puntland & Qodobbadii ka...

Gaalkacyo (Halqaran.com) – Madaxda maamul goboleedyada Galmudug iyo Puntland oo shir muddo labo maalin ah uga socda magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa...
Ahmed Mohamed

Ciidanka kumaandooska DANAB oo deegaano hor-leh kala wareegay Al-Shabaab

J/Hoose (Halqaran.com) - Ciidanka Kumaandooska Dowladda Federaalka Soomaaliya ee DANAB, ayaa lagu soo warramayaa in ay Al-shabaab kala wareegeen degaanno horleh oo ka tirsan...
Ahmed Mohamed

Banaanbax lagu taageerayo Ansixintii Malataada gobolka Banaadir oo ka socda Muqdisho...

Muqdisho (Halaran.com) – Waxaa magaalada Muqdisho ka socda banaanbax ay dhigayaan Boqolaal dadweyne ah oo laga soo kala abaabulay Degmooyinka Gobolka Banaadir. Dibad-baxaan ayaa ujeedkiisa...