Monday, September 21, 2026
28.9 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Farmaajo oo Xariga ka jaray Garoonka Kubadda Cagta ee Stadium...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa gelinkii dambe ee maanta xariga ka jaray Garoonka Kubadda Cagta ee Stadium Muqdisho,...
Ahmed Mohamed

Xildhibaannada Golaha shacabka oo Ansixiyay xeerka deegaameynta kuraasta

Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaannada Golaha Shacabka ee BF Soomaaliya ayaa Talaadada maanta ah ansixiyay Xeerka Asteynta Kuraasta oo maalmihii la soo dhaafay Beelaha qaar...
Ahmed Mohamed

Bangiga Adduunka oo ansixiyay $40 Milyan oo lagu taageerayo beeraleyda Soomaaliya

Muqdisho (Halqaran.com) - Bangiga Adduunka ayaa maanta waxaa uu ansixiyay $40 Milyan (Afartan Milyan oo Dollar), oo loogu talagalay in beeraleyda Soomaaliya looga caawiyo...
Ahmed Mohamed

RW Kheyre oo Dooxa kula kulmay ra’iisul wasaare ku-xigeenka Qatar

Dooxa (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Kheyre oo ku sugan Magaalada Dooxa ee Caasimadda dalka Qatar ayaa waxa uu...
Ahmed Mohamed

Askari qof rayid ah ku dilay Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya, in askari ka tirsan ciidanka booliska uu qof shacab ah ku...
Ahmed Mohamed

Wararkii ugu dambeeyay weerarkii ay Al-Shabaab ku qaaday Saldhig ciidanka Milateriga...

Baladweyne (Halqaran.com) – Maleeshiyaad ka tirsan Ururka Shabaab ayaa xalay weeraray Saldhig Ciidamada Militariga Soomaaliya ay ku leeyihiin Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Weerarkaan...