
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Madaxweynaha K/Galbeed oo xil ka qaadis ku sameeyay qaar ka mid...
Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xassan Maxamed (Laftagareen) ayaa xil ka qaadis ku sameyey qaar kamid ah Golihiisa Wasiirrada,...
Mooshin loo gudbiyay guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya (Maxaa cusub?)
Muqdisho (Halqaran.com) – Xildhibaanada golaha shacabka ee BF Soomaaliya oo maalintii Shanaad dood xiriir ah ku lahaa xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho ayaa...
AKHRISO: Guddoomiyaha Aqalka sare ‘Xaashi’ oo qoraal deg-deg ah soo saaray,...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee dalka Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa been abuur ku tilmaamay nuqulka Afarta Xeer ee Doorashooyinka ee loo...
UAE delivers COVID- 19 prevent supplies to Kismayo
The United Arab Emirates has on Wednesday delivered COVID -19 prevention supplies to Kismayo, the interim administrative capital of Jubbaland state of Somalia.
Officials from...
Wasiir Beyle oo ka hadlay Bankiga Adduunka oo $55 Milyan ugu...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Maaliyadda ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, ayaa shir jaraa’id kaga hadlay Bankiga Adduunka oo Dowladda Federaalka...
UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay Covid-19 ee Soomaaliya
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa faah-faahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya.
Warbixinta kasoo baxday...









