
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Mareykanka oo xayiraad ku soo rogay Shabakad Maaliyadda & hubka u...
Muqdisho (Halqaran.com) - Waaxda maaliyadda ee dowladda Mareykanka ayaa shaacisay inay heshay xogta ku saabsan dad ka tirsan shabakad isku xiran oo dhanka fududeynta...
Dowladda Somaliya oo sheegtay inay weerar lagu dilay Xubno ka tirsan...
Hiiraan (Halqaran.com) - Ciidamada Dawladda iyo dadka deegaanka oo is kaashanayaa ayaa subixii Talaadada maanta ah howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka Xalfooleey oo ku yaalla...
Hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF oo war cusub ka soo saartay...
Nairobi (Halqaran.com) - Hay’adda Lacagta Adduunka IMF ayaa soo saartay Warbixinta natiijadii ka soo baxday shirka hannaanka dib-u-eegista 4-aad (Article-IV) ee Barnaamijka Deyn-Cafinta (ECF)...
Wasiirka Gaashaandhigga ee XFS oo ku baaqay dar-dargelinta dagaalka ka dhanka...
Baydhabo (Halqaran.com) - Wasiirka Gaashaandhigga ee XF Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo ku sugan Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG u dowlad Goboleedka Koofur...
In ku dhow 100 Tahriibayaal Qaaqaawan oo laga helay Xudduuda Turkiga...
Greece (Halqaran.com) - Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR ayaa sheegtay in ay aad uga xun tahay helista in ku dhow 100...
R/ Wasaare Xamse oo kulan muhiim la yeeshay Madaxweynaha Dowlad deegaanka...
Jigjiga (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa galabta kulan la qaatay Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Somaalida,...









