
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Ra’iisul Wasaare Xamse oo shacabka reer Hiiraan u sheegay inaysan Niyad...
Beledweyne (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF ah ee Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa booqasho ku tagey magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, halkaas oo...
Prof. Jawaari, guddoomiyihii hore ee BFS oo ka warramay Xaaladiisa Caafimaad
Istanbul (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa Isbitaal ku yaalla magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga ku booqday Guddoomiyihii...
RW Xamse Cabdi Barre oo taageero xooggan u muujiyay shacabka ree...
Muqdihso (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa shacabka reer Hiiraan ugu baaqay inaysan niyad-jebin, isla-markaana ay la jiraan.
Waxa uu...
KENYA oo muddo yar gudaheed ka faa’iday ‘8 Milyan oo Doollar’...
Nairobi (Halqaran.com) - Dowladda Kenya ayaa waxaa la sheegay in qaadka (Jaadka) Miirowga oo ay u soo dhoofiso Soomaaliya muddada Saddex bilood ah ee...
Ra‘iisal Wasaarihii dalka Britain, Liz Truss oo is-casishay (Ogow Sababta)
UK (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaarihii Britain, Liz Truss ayaa ku dhawaaqday inay is casishay, ka dib maalmo fowda ah oo ay gashay xukuumaddii ay...
Madaxweynaha dowlad deegaanka Itoobiya oo sheegay in DF Somaliya ka taageeri...
Addis Ababa (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Mustafa Muxumed Cagjar ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed xilligaan dhibaatada heysta kaliya ay tahay mid ay...









