Thursday, June 4, 2026
27.8 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Mareykanka oo soo dhaweeyay Kacdoonka dalka looga xorreynayo Al-Shabaab

Muqdisho (Halqaran.com) - Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Danjire Larry Andre ayaa sheegay inay taageersan yihiin kacdoonka ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda...
Ahmed Mohamed

Duqa Muqdisho ‘Madaale’ oo booqasho ugu tagay Dr. Xabeeb +SAWIRRO

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa Axadda maanta ah xaruntiisa ku booqday Dr. Cabdiraxmaan...
Ahmed Mohamed

Hoggaamiye mar Afgami ka geystay dalkiisa oo Madaxweyne noqonaya!

Burkina Faso (Halqaran.com) – Waxaa Madaxweyne ku meel gaar ah loo magacaabay ninkii hoggaaminayay afgambigii ugu dambeeyay ee ka dhacay dalka Burkina Faso Kabtan...
Ahmed Mohamed

Muwaadiniin Soomaali oo dilal kala duwan loogu geystay Koonfur Afrika

S/Afrika (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya, in saacadihii la soo dhaafay dilal loogu geystay muwaadiniin Soomaaliyeed oo goobo ganacsi...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay Xulka da’yarta Soomaaliyeed ee ku guuleystay...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ugu hambalyeeyey xulka da’ yarta Soomaaliyeed ee kubadda cagta guusha taariikhiga ay u soo...
Ahmed Mohamed

Xulka Qaranka Soomaaliya ee U17 oo ku guuleystay Tartanka beriga &...

Addis Ababa (Halqaran.com) - Xulka Qaranka ee Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa Sabtida maanta ah ku guuleystay koobka ciyaaraha bariga iyo...