Xildhibaanada golaha shacabka
Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Kheyre oo maanta hortagaya Baarlamaanka Soomaaliya
Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa Axadda maanta lagu wadaa in laba ka mid ah Golaha Wasiirada Soomaaliya ay hortaggaan Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Wasiirka...
Golaha shacabka oo maanta Ansixiyay xisaab xirka miisaaniyada sanadkii tagay 2017-kii
Muqdisho (Halqaran.com) - Kulankii maanta ka dhacay xarunta golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa lagu ansixiyay xisaab xirka miisaaniyada sanadkii Tagay ee 2017-kii.
Ajandayaashii...
XOG XASAASI: Xildhibaan kashifay in wax shaqo ah ka soconin xarunta...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa sheegay in xarunta Golaha Shacabka aysan ka socon wax...
Xildhibaannada BF Somaliya oo meel marsiiyay heshiis cusub oo khuseeya…
Muqdisho (Halqaran.com) - Hadal jeedinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jederaalka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo ahaa ajendaha koowaad ee kulanka...







