Xasan Cali Kheyre
Muxuu Kheyre kala hadlay taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee uu maanta...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra iisul wasaaraha JF Soomaaliya, mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Khamiistii maanta kormeer Shaqo Ku Tagey Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.
Taliyaha ciidanka...
Muxuu RW Kheyre u sheegay Wakiillada Beesha Caalamka ee uu Muqdisho...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre oo maanta kulan la qaatay wakiillada Saaxiibbada Caawiya Soomaaliya, ayaa xog ka siisay...
DAAWO SAWIRRO: Sida RW Xasan Cali Kheyre munaasabad sagootin ah loogu...
Baydhabo (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, oo ka qayb galay musaanabad sagootin ah oo wafdiga uu hoggaaminayo loogu sameeyay...
XOG: Maxaa ka Ogtahay in RW Kheyre uu dowlad goboleedka Koonfur...
Baydhabo (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo booqasho ku jooga magaaladaasi uu...
XOG CUSUB: ”RW Kheyre waxaa looga fadhiyaa Magdhowga Dadkii lagu laayay...
Muqdisho (Halqaran.com) – Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ahne hoggaamiyaha mucaaradka ayaa ka hadlay socdaalka Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya uu ku joogo magaalada Baydhabo ee xarunta...
UPDATE: Maxay maanta kawada hadleen Duqa Muqdisho ‘Cumar Filish’ iyo RW...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Kharye oo maanta kormeer shaqo ku tegay xarunta maamulka gobalka Banaadir, ayaa kulan...









