Tuesday, May 12, 2026
27.3 C
Mogadishu

Xasan Cali Kheyre

Xasan Cali Kheyre oo ka digay doorasho aan heshiis lagu aheyn inay dalka ka dhacdo

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali kheyre kana mid ah Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in doorasho aan lagu...

Xasan Cali Kheyre oo raali-geliyay hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir CCWarsame +(SAWIRRO)

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa raali-galin buuxda ka bixiyay weerarkii xilligii uu ra’iisul wasaaraha ahaa lagu...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

RW Kheyre oo Shir guddoomiyay kulan looga hadlayay dhibaatada Fatahaadaha

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda, mudane Xasan Cali Khayre oo guddoomiyay kulan looga hadlay Xaaladda bini’aadninimo ee Beledweyne iyo gobalka Shabeellada Dhexe, ayaa...
Weriye Ahmed Abdi

RW Xasan Cali Kheyre ”Waa in aan aqbalnaa in aan ku...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa caawa ka hadlay dhibaatada Caabuqa Corona iyo cudurka ka dhasha ee loo...
Weriye Ahmed Abdi

Muqdisho: RW Kheyre iyo Kaaliyaha Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka oo...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra'iisul Wasaaraha XF Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Arbacadii maanta kulan la qaatay kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka ee arrimaha...
Editor

SAWIRO: Golaha Wasiirada oo Ansixiyay miisaaniyadda DFS ee Sanadka 2020-ka

Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha wasiirrada ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku meel mariyay ku tala galka miisaaniyadda dawladda ee sannadka 2020 oo dhan $469.5...
Weriye Ahmed Abdi

Maxay kawada hadleen RW Kheyre iyo Wasiirka maaliyadda dalka Norway?

Washington (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Washington kula kulmay wasiirka maaliyadda Norway, Siv Jensen oo...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Maxaa ka soo baxay Kulankii maanta ee Golaha Wasiirrada ee...

Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya, ayaa maanta meel mariyay natiijadii kasoo baxday hubinta iyo tirakoobka shaqaalaha rayidka ah ee dowladda iyo...