Friday, June 19, 2026
25.8 C
Mogadishu

Wafdi

Madaxweynaha Puntland ‘Saciid Deni’ oo lagu soo dhaweeyay Kismaayo

Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta dowlad goboleedka...

Madaxweynaha Galmudug & Wafdi uu hoggaaminayo oo soo gaaray Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho: Madaxweyne Qoorqoor ayaa madax iyo...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)

Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...
Weriye Ahmed Abdi

SAWIRRO: Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka gaashaandhiga oo tagay Awdheegle (Ogow Ujeedka)

Awdheegle (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Maxamed (Amar-dambe) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxaa ay gaareen degmada Awdheegle ee...
Weriye Ahmed Abdi

DAAWO SAWIRRO: Sida RW Xasan Cali Kheyre munaasabad sagootin ah loogu...

Baydhabo (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, oo ka qayb galay musaanabad sagootin ah oo wafdiga uu hoggaaminayo loogu sameeyay...
Jama Sh. Yusuf

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu horkacayo oo u dhoofay dalka Jabuuti...

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta u dhoofay magaalada Jabuuti ee caasimadda...
Weriye Ahmed Abdi

Wakiillo ka socda Beesha Caalamka oo ku qul-qulaya Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Waxaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug gaaray qaar kamid ah safiirada dowladaha caalamka u fadhiya Muqdisho iyo wakiillada hey’adaha...
Weriye Ahmed Abdi

Wafdi uu horkacayo madaxweynihii hore Koonfur Afrika oo goor-dhow soo gaaray...

Muqdisho (Halqaran.com) - Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Madaxweynihii hore ee Koofur Afrika Thaabo Mbeki, ayaa goor dhow soo gaaray Magaalada Muqdisho. Markii ay wafdigan...