Monday, June 1, 2026
26.9 C
Mogadishu

Villa Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si rasmi ah xafiiska ugala wareegay M/weyne Farmaajo +(SAWIRRO)

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad heerkeedu sarreeyo oo ka dhacday Madaxtooyada Qaranka, waxa uu xilka...

Nuxurka Kulankii Madaxweyne Xasan Sheekh & Madaxweynihii hore ee Farmaajo +SAWIRRO

Muqdisho (Halqaran.com) - Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweynaha uu muddo xileedkiisu dhammaaday ayaa Madaxweynaha dooran ee dalka, Xasan Sheekh Maxamuud ku qaabilay Aqalka Madaxtooyada ee...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay agaasime ku-xigeenka Madaxtooyada

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Wareegto uu soo saaray waxa uu Mudane Cabdinuur Maxamed Axmed u magacaabay Kuxigeenka...
Ahmed Mohamed

DEG DEG: Qarax xooggaan oo ka dhacay magaalada Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Warar goor-dhow na soo gaaray ayaa sheegaya, in qarax xogogan uu ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan nawaaxiga madaxtooyada Villa Soomaalida. Goobjoogayaal...
Ahmed Mohamed

Madaxtooyada Villa Somaliya oo shaacisay xilliga uu furmayo Shirka DF Somaliya...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxtooyadda Soomaaliya ayaa shaacisay in maalinta Khamiista ah ee soo socoto uu Magaalada Muqdisho ka furmi doono Shir u dhaxeeya dhammaan...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Farmaajo, Axmed Madoobe iyo Saciid Deni oo ku kulmay Villa...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay Aqalka Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya kulan casho sharaf ugu sameeyay Madaxweyneyaasha Jubbaland...
Ahmed Mohamed

XOG: Imise maalmood baa ka harsan soo magacaabidda Ra’iisul wasaaraha Cusub?

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaad mooddaa in uu ka gaaray inuu horey u soo magacaabo Ra’iisal Wasaaraha 2aad...
Editor

Madaxweyne Farmaajo oo guddoomay dhambaal uga yimid dhiggiisa dalka Kenya Uhuru...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan kula qaatay Villa Soomaaliya Wasiirka Arrimaha Gudaha Dalka Kenya Mudane Fred Matiang’i...