Villa Soomaaliya
UPDATE: Xildhibaan Dalxa oo loo magacaabay booskii uu iska casilay Danjire...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa loo magacaabay booskii uu iska casilay Danjire Cabdiraxmaan Cabdi...
UPDATE: Maxaa ka soo baxay kulankii Farmaajo, Sheekh Shariif iyo Xasan...
Muqdisho (Halqaran.com) - Magaalada Muqdisho waxaa ku soo geba-gaboobay shir muddo saacado ah uga socday Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynayaashii hore...
XOG XASAASI: ‘‘Garoonka Aadan Cadde ma noqon karo mid la mid...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay is hor istaagii lagu sameeyay Wafdigii...
XOG XASAASI: Muxuu Shariif Sheekh Axmed kaga jawaabay codsigii uga yimid...
Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha JF Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa khadka teleefanka kula hadlay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, isagoona ka...
Maxaa kala socotaa in Villa Somaliya ay abaabuleyso banaanbax lagu sumcad...
Muqdisho (Halqaran.com) – Xog ay helayso mareegta Halqaran.com, ayaa sheegaya, in dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ay abaabuleyso dibad bax looga soo horjeedo Madaxweynayaashii...
WAR CUSUB: Axmed Madoobe oo Jawaab adag ka bixiyay Natiijadii ka...
Kismaayo (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleeda Jubbaland Axmed Madoobe ayaa sheegay in hannaanka siyaasadda loo dhan yahay aanay xilligan dalka ka jirin, wixii ka...









