Shabaab
AKHRI: Magacyada 5 Askari oo Al-Shabaab ku sheegeen inay ka soo...
Kismaayo (Halqaran.com) - Ururka Al-Shabaab ayaa soo bandhigay Askar ay ku sheegeen inay ka soo goosteen Ciidanka Maamulka Jubbaland, kuwaasi oo ku sugnaa Saldhig...
DHAGEYSO: Kenya oo wadda Qorshe halis ku ah Shacabka Soomaaliyeed &...
Nairobi (Halqaran.com) - Dowladda Kenya ayaa ku boorineysa Qaramada Midoobay in Ururka Al-Shabaab ay ku darto liiskeeda argagixisada, gaar ahaan kan ay ku jiraan...
Ciidamada XDS oo Al-Shabaab kala wareegay deegaano ka tirsan gobolka Gedo...
Baardheere (Halqaran.com) - Ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed qeybta 43-aad ayaa waxaa ay howlgallo ka fuliyeen deegaano hoostaga degmada Baardheere ee Gobolka Gedo, waxaana saraakiisha...
Dagaalyanno ka tirsan Al-Shabaab oo lagu Dilay gobolka Baay iyo Xaaladdda...
Baydhabo (Halqaran.com) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, ayaa lix ka tirsan maleeshiyaadka Al-Shabaab ku dilay deegaanka Deynuunaay oo qiyaastii 25 km dhanka koofureed kaga...
Duqeyno dhanka cirka oo ka dhacay Gobolka Shabellaha Hoose & Shabaab...
Awdheegle (Halqaran.com) – Faah-faahin ka soo baxeysa weerarro dhanka cirka ah oo siyaabooyin kala duwan maleeyhiaadka Al-Shabaab loogula beegsaday saldhigyo ay ku leeyihiin deegaano...
Wararkii ugu dambeeyay dagaalkii ka dhacay deegaanka Luuq Jeelow ee gobolka...
Hiiraan (Halqaran.com) - Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xalay uu Gobolkaasi ka dhacay dagaal u dhaxeeyay maleeshiyaadka Al-Shabaab iyo Ciidanka loo...









