Tuesday, May 12, 2026
29.9 C
Mogadishu

Duqeymo laga fuliyay deegaanno ku yaalla gobolka Mudug

Mudug (Halqaran.com) – Diyaarado dagaal ayaa Jimcihii maanta duqeymo ka fuliyay deegaanno ku yaalla gobolka Mudug oo maalmihii la soo dhaafay ay ku dagaallameyeen ciidanka Galmudug iyo Ururka Al-Shabaab.

Sidda ay xaqiijisay Wasaaradda Amniga Galmudug duqeynta ayaa ka dhacday Qaycad iyo Hareeri dheere dhexdooda, waxaana xigay dagaal toos ah oo ay qaadeen laamaha Amniga

“Laba gantaal oo kuwa diyaaradaha laga soo rido ah ayaa lagu duqeeyey saldhig kale oo kooxda Al-Shabaab ay ku lahaayeen Qaycad iyo Hareeri dheere dhexdooda, waxaana hadda horey u galay ciidamada qaranka iyo kuwa Galmudug” ayaa lagu yiri war kasoo baxay Wasaaradda Amniga.

Wasiirka Amniga Galmudug iyo masuuliyiin uu hoggaaminaayo ayaa ku sugan furaha dagaalka.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...