Shabaab
Wararkii ugu dambeeyay iyo Khasaarihii ka dhashay dagaalkii ka dhacay Hiiraan
Hiiraan (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahino dheeraad ah kasoo baxaya dagaalo Culus oo u dhaxeeyay Ciidamada Macaawisleyda iyo maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab ayaa ka dhacay Galbeedka...
Duqeymo laga fuliyay deegaanno ku yaalla gobolka Mudug
Mudug (Halqaran.com) - Diyaarado dagaal ayaa Jimcihii maanta duqeymo ka fuliyay deegaanno ku yaalla gobolka Mudug oo maalmihii la soo dhaafay ay ku dagaallameyeen...
Dagaal ka socda deegaan ka tirsan G/Mudug & Wararkii ugu dambeeyay
Mudug (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya, in duleedka deegaanka Hareeri Dheere ee Koonfur Mudug uu ka dhacay dagaal xooggan oo...
Ciidanka Milateriga Somaliya iyo kuwa Jubbaland oo howlgal qorsheysan ka fuliyay...
J/Hoose (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya, in ciidamo ka tirsan kuwa Milateriga Soomaaliya gaar ahaan qeybga 43aad oo ay...
Al-Shabaab oo soo bandhigay Askar ay ku sheegeen inay ka soo...
Jilib (Halqaran.com) - Al-Shabaab ayaa sheegtay inay isa soo dhiibeen Askar ka tirsaneyd Maamulka Jubbaland, kadib xiriir ay la soo sameeyeen xubno Shabaab ka...
Kumaaandooska Soomaaliya oo howlgal ku dilay xubno ka tirsanaa Al-Shabaab +(SAWIRRO)
Wanlaweyn (Halqaran.com) – Howgal qorsheeysan oo ay kumaandooska xoogga dalka ee Danab ka fuliyeen deegaanka Leego ee gobolka Shabeelaha hoose, ayaa ay ku dileen...









