Safar
Safiirka Qatar ee Soomaaliya oo maanta tegay Kismaayo (Ogow Ujeedkiisa +SAWIRRO)
Kismaayo (Halqaran.com) - Safiika dowladda Qatar u fadhiya Somaaliya Xasan Xamza ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta ku meel gaarka ah ee dowlad goboleedka...
Guddoomiyeyaasha labada Aqal ee BF Somaliya oo dalka dib ugu soo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, iyo Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee BFS iyo Wafdi Xildhibaanno ah oo ka tirsan...
DAAWO SAWIRRO: Maxaad ka ogtahay Ujeedka RW Xasan Cali Kheyre uu...
Xeraale (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Kheyre ayaa gaaray magaalada Xeraale ee gobalka Galguduud si uu u hubiyo dhaqan...
DAAWO SAWIRRO: Maxaa ka ogtahay Ujeedka Safarka madaxweynaha Somaliland ‘Biixi‘ uu...
Jabuuti (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa Tallaadadii maanta oo ay taariikhdu tahay 03-09-2019 safar shaqo ugu baxay...
Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu horkacayo oo u dhoofay dalka Jabuuti...
Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta u dhoofay magaalada Jabuuti ee caasimadda...








