magaalada Boosaaso
Amarro laga soo saaray nabad gelyada magaalada Boosaaso
Boosaaso (Halqaran.com) - Kulan ay isku yimaadeen maamulka gabolka Bari oo u shir guddoominayay gudoomiyaha gabolka Abdirsaaq Saciid ali (Shaahdoon) oo muddo labbo maalmood...
Khasaaro badan oo ka dhashay Roobab dabeylo wata oo ka da’ay...
Bari (Halqaran.com) – Inta la xaqiijiyay 8 kalluumeysato ah oo u dhashay dalka Yemen ayaa ku geeriyooday 9 kalena waa ay ku dhaawacmeen roobab...
UPDATE: Ciidan gadoodsan oo xoog ku qabsaday xarun Wasaaradeed oo ku...
Boosaaso (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya, in saacadihii la soo dhaafay ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka...
Ciidamada Puntland oo magaalada Boosaaso ku qabtay xubno looga shakiyay Ururka...
Boosaaso (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya, in ciidamada Puntland ay halkaasi ku qabteen xubno lagu tuhmayo...
DAAWO SAWIRRO: Maxaa ka soo baxay kulankii dhexmaray madaxweynaha Puntland iyo...
Boosaaso (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Khamiistii maanta qaabilay Taliyaha Guud ee Ciidanka Maraykanka Africom Gen. Stephen J.Townsend...
Puntland oo maxkamad soo taagtay Nabaddoono ku xirnaa Boosaaso, kaddib markii...
Boosaaso (Halqaran.com) - Maxkamadda Darajada kowaad ee gobolka Bari ayaa Arbacada maanta u fariisatay dacwad loo haysto shan oday oo Maamulka Puntland ku xireen...









