magaalada Boosaaso
Maxaa ka jira in Puntland ay Xabsiga Boosaaso ku xirtay Nabaddoono...
Boosaaso (Halqaran.com) - Puntland ayaa xabsiga u taxaabtay laba Nabaddoon oo ka mid ahaay Odayaasha Dhaqanka Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari.
Nabadoonadan oo mid ka...
XOG CUSUB: Wararkii ugu dambeeyay maleeshiyaadkii hubeysnaa ee maanta gudaha u...
Boosaaso (Halqaran.com) – Kooxo hubeysan ayaa lagu soo warramayaa in maanta ay xoog ku galeen gudaha xarunta gobolka Bari ee magaalada Boosaaso.
Wararka ayaa sheegaya,...





