26.6 C
Mogadishu
Tuesday, May 30, 2023

Tag: khasaare

Faah-faahin ku saabsan weeraro khasaaro geytay oo xalay ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) - Weeraro bambaanno ayaa xalay lagu qaaday ilaa ku dhowaad 10 xarumood oo ka tirsan Xarumaha degmooyinka Maamulka gobolka Banaadir, weeraradaas oo...

UPDATE: Khasaarihii ka dhashay dagaalkii ka dhacay G/Mudug & Wararkii ugu dambeeyay

Mudug (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya dagaal geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac, kaasoo deegaanka Shabeellow ee duleedka Magaalada...

Faah-faahin cusub oo ku saabsan qaraxii ismiidaaminta ahaa ee lagu weeraray xero ciidan oo ku taalla Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qaraxa oo maanta lala beegsaday xero...

Faah-faahin cusub iyo Wararkii ugu dambeeyay dagaalkii ka dhacay deegaanka Daynuunaay

Daynuunaay (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin ka soo baxaya dagaal cusub oo saaka ka dhacay saldhigga ciidamada dowladda Soomaaliya ee Daynuunaay, kaddib markii weerar culus...

Hobiyeyaal lagu weeraray Deg. Janaale iyo Khasaare ka dhashay

Sh/Hoose (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya deegaanka Janaale ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya, in hoobiyeyaal khasaare geystay lagu weeraray deegaankaasi, sida ay xaqiijiyeen...

Wararkii ugu dambeeyay dagaal khasaare geystay oo ka dhacay Gaalkacyo

Gaalkacyo (Halqaran.com) – Faah-faahin cusub ayaa ka soo baxaya, iska hor-imaad hubeysan oo xalay ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, kaasi oo geystay...

Faah-faahin ku saabsan qarax xooggan oo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) - Qarax xooggan oo si wayn jugtiisa looga maqlay Degmooyinka Gobolka Banaadir, ayaa saaka wuxuu ka dhacay Degmada Xamar Jajab ee Gobolkaan...

Shariif Xasan Sh. Aadan: ‘‘Dad ay carruur ku jiraan ayaa lagu dilay qaraxyadii Wanlaweyn‘‘

Wanlaweyn (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan, ayaa ka hadlay qaraxyadii mataanaha ahaa ee xalay ka dhacay Degmada Wanlaweyn...

Don't miss

Madaxda Hirshabeelle oo wada daddaal loogu dhisayo buundo cusub Deg. Buulo-burde

Buulo-burde (Halqaran.com) - Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladaha Hoose ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BFS oo lagu soo dhoweeyay dalka Ciraaq

Baqdaad  (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka...

RW Xamse oo Shir guddoomiyay kulan looga hadlayay dardargelinta la dagaallanka fikirka xagjirka

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane...

Munaasabada sanad guurada 53aad ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo lagu Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha...

Somali National Army kills 24 al-Shabaab fighters in operations

At least 26 al-Shabab fighters have been killed in...