Kenya
13 ruux oo ku dhimatay qarax booyad shidaal oo ka dhacay...
Nairobi (Halqaran.com) – Sida lagu soo warramaya 13 ruux ayaa dhimatay, halka in ka badan 31 kale ay soo gaareen dhaawaco gubasho ah, kaddib...
Soomaalida Kenya oo dhac loogu geysanayo Xaafadda Islii
Nairobi (Halqaran.com) - Soomaalida ku nool xaafadda Islii ee magaalada Nairobi ee dalka ayaa walaac xooggan ka muujiyay kooxo burcad ah oo xilliyada habeenkii...
Kenya oo maxkamadi fasaxday gowraca iyo iibinta dameeraha!
Kenya (Halqaran.com) - Kenya ayaa xayiraad kusoo rogtay gowraca dameeraha sanadkii 2020, laakiin kawaanleyda ka ganacsan jirtay hilibka dameeraha ayaa dacwad ka dhan ah...
UPDATE: Kenya oo ka baxday Kiiskii dacwadda badda ee ICJ
Muqdisho (Halqaran.com) – Dowladda Kenya ayaa lagu soo warramayaa inay isaga baxday maxkmadda Caalamiga ah ee Caddaalladda ICJ ee la xiriirto dacwadii badda ee...
DF Somaliya oo ku eedeysay Kenya inay colaad ka hurineyso Gedo
Gedo (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka dhulka xoogga dalka Soomaaliyeed General Maxamed Tahliil Biixi oo kormeer ku sameeyey fariisimaha ciidanka xoogga ee duleedka degmada Beled-xaawo...
KENYA: Kursiga QM uma adeegsan doonno Khilaafka Somaliya nagala dhaxeeya ee...
Nairobi (Halqaran.com) – Kenya ayaa ku guulaysatay kursi aan joogto ahayn oo ka tirsan Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, kadib markii ay codadkii loo...









