ka hadlay
Madaxweynaha Jubbaland ‘‘Dalka waa uu ka baxay hubanti la’aanta qabsoomidda doorashada‘‘
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) - ayaa sheegay in dalka uu ka baxay hubanti la’aanta qabsoomidda doorashada dalka,...
Musharrax Daahir Geelle oo war ka soo saaray qaraxii lala beegsaday...
Muqdisho (Halqaran.com) - Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle ayaa ka tacsiyeeyay askar ka mid ilaaladiisa oo xalay qarax lagula beegsaday magaalada Muqdisho.
Musharax Geelle ayaa...
RW Abiy Axmed oo war cusub ka soo saaray Xaaladda cakiran...
Addis Ababa (Halqaran.com) - Ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Dr Abiy Axmed ayaa sheegay in walaaca laga qabo dagaal sokeeye oo itoobiya ay gasho uu yahay mid...
Muxuu ka yiri Madaxweynihii hore ee Somaliya Xasan Sheekh Shirka Dhuusamareeb?
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay Shirka looga hadlaayo arimaha doorashooyinka ee ka socda Magaalada Dhuusamareeb...
Madaxweynaha K/Galbeed oo ka hadlay dhibaatadii ka dhalatay fatahaadihii Baardheere iyo...
Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa maanta sheegay in uu aad uga xun yahay dhibaatada ka dhalatay...
Madaxweyne Laftagareen oo markii ugu horreysay ka hadlay Xariga Mukhtaar Roobow...
Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Maxamed Xasan (Laftagareen) ayaa ka hadlay xariga Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo...









