ka hadlay
DHAGEYSO: Taliyaha booliska oo ka hadlay xaaladda Dhuusamareeb & Wararkii ugu...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Booliska Degmada Dhuusamareeb, Cabdullaahi Xasan Cali ayaa sheegay in ay saakay degan tahay xaaladda guud ee magaalada, ka dib shaqaaqadii...
Al-Shabaab oo markii ugu horreysay ka hadashay Saddexda Madaxweyne ee lagu...
Kismaayo (Halqaran.com) - Hoggaanka maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab, ayaa war ka soo saaray seddexdii Madaxweyne ee Khamiistii aynu soo dhaafnay lagu doortay magaaladda Kismaayo.
Isagoo Wareysi...
DAAWO WAREYSI: Siyaasi Salaad Cali Jeelle oo si cajiib leh uga...
Muqdisho (Halqaran.com) – Siyaasi Salaad Cali Jeelle oo wareysi gaar ah siiyay telefeshinka Somali Cable TV ayaa si cajiib ah uga hadlay arrimo badan...
Madaxweynaha Puntland ‘Deni’ oo ka hadlay markii ugu horreysay Maqaamka Muqdisho...
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo ka qeyb galay Munaasabad lagu qabtay Magaalada Garoowe ayaa waxaa uu ka hadlay...
Madaxweynaha Jubbaland ‘Axmed Madoobe’ oo ka hadlay Xildhibaannada cusub ee lagu...
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa ka hadlay Xildhibaanada Baarlamaanka Labaad Jubbaland, ee Tallaadadii maanta lagu...








