Saturday, April 18, 2026
29.9 C
Mogadishu

Jabuuti

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Dhiggiisa Madaxweyne Geelle oo arrimo muhiim kawada hadlay

Jabuuti (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar ku jooga dalka Jabuuti ayaa Qasriga Madaxtooyada dalkaasi...

Dowladaha Jabuuti & Kenya oo ballan qaad garab istaag ah u sameeyay DF...

Jabuuti (Halqaran.com) - Jabuuti iyo Kenya ayaa si adag uga hadlay weeraradii dadka badan ku dhinteen ee ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan Wasaaradda...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Puntland oo Kulan la qaatay Madaxweynaha Dalka Jabuuti +(SAWIRRO)

Jabuuti (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qasriga Madaxtooyada ee Jabuuti kulan kula qaatay Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Deni oo siweyn loogu soo dhaweeyay Jabuuti +(SAWIRRO)

Jabuuti (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa siweyn loogu soo dhoweeyay magaaladda Jabuuti ee caasimadda dalka...
Ahmed Mohamed

Jabuuti oo berri dib u fureysa duulimaadyadii caalamiga ah

Jabuuti (Halqarna.com) - Dowladda Jabuuti ayaa shaacisay, inay dhawaan dib u fureyso duulimaadyada Caalamiga ah oo markii hore loo joojiyay sababo la xiriira Cudurka...
Ahmed Mohamed

Maxay kawada hadleen RW Kheyre iyo Madaxweynaha Jabuuti oo kulmay?

Djibouti (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada Jabuuti Madaxweynaha dowladda aan walaalaha nahay ee Djibouti mudane Ismaaciil Cumar...
Ahmed Mohamed

Dowladaha Jabuuti iyo Kenya oo si adag ugu tartamaya kursiga golaha...

Nairobi (Halqaran.com) - Golaha Guud ee Qaramada Midoobe ayaa Gelinka dambe ee Maanta waxaa lagu wadaa inay doortaan Shan Xubnood oo kamid ah kuraasta...
Ahmed Mohamed

Shirka guddiyo farsamo oo ka kala socda DF Somaliya iyo Somaliland...

Jabuuti (Halqaran.com) - Waxaa Jamhuuriyadda dalka Jabuuti Isniinta maanta ah ka furmay shirkii ay lahaayeen guddiyada farsamada ee labada dhinac ee DF Soomaaliya iyo...