Saturday, April 18, 2026
29.9 C
Mogadishu

Jabuuti

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Dhiggiisa Madaxweyne Geelle oo arrimo muhiim kawada hadlay

Jabuuti (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar ku jooga dalka Jabuuti ayaa Qasriga Madaxtooyada dalkaasi...

Dowladaha Jabuuti & Kenya oo ballan qaad garab istaag ah u sameeyay DF...

Jabuuti (Halqaran.com) - Jabuuti iyo Kenya ayaa si adag uga hadlay weeraradii dadka badan ku dhinteen ee ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan Wasaaradda...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Wararkii ugu dambeeyay Wada-hadalka DF Somaliya iyo Somaliland & Shirkii oo...

Jabuuti (Halqaran.com) - Wararka ay Halqaran.com ka helayso Shirka maanta ka furmay dalka Jabuuti ayaa sheegaya, in wajiga koowaad ee wada-hadallada DF Soomaaliya iyo...
Ahmed Mohamed

Shirka Wada-hadallada ee u dhaxeeya DF Somaliya iyo Somaliland oo ka...

Jabuuti (Halqaran.com) - Waxaa magaalada Jibuuti ee wadanka Jabuuti galabta ka furmay Shir u dhaxeeya Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxda Somaliland, shirkaasi waxaa...
Ahmed Mohamed

Wafdigii uu hoggaaminayay madaxweyne Farmaajo oo gaaray Jabuuti +(SAWIRRO)

Jabuuti (Halqaran.com) -  Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay ka mid yihiin Raiisul Wasaaraha XFS Mudane Xasan...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Somaliland oo u dhoofay dalka Jabuuti +(SAWIRRO)

Jabuuti (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo Wafdi ballaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa safar shaqo ugu ambabaxay dalka Jamhuuriyadda Jabuuti oo...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Farmaajo, RW Kheyre iyo Guddoomiye Mursal oo u ambabaxay Jabuuti...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay kamid yihiin Guddoomiyaha Golaha Shacabka...
Weriye Ahmed Abdi

SPORTS: Xulka Qaranka Soomaaliya oo ka badiyay dhiggooda dalka Burundi

Burundi (Halqaran.com) - Xulka qaranka Soomaaliya ayaa 1-0 kaga badiyay dhiggooga waddanka Burundi, kadib markii ay maanta oo Jimce ah isku arkeen ciyaar qeyb...