Jabuuti
UPDATE: Kulamo Xasaasi ah oo Caawa ka socda magaalada Baydhabo
Baydhabo (Halqaran.com) – Waxaa magalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Baay Caawa ka socda Kulamo u dhaxeeya Guddoomiyayaasha Baarlamaanada Soomaaliya iyo Jabuuti oo maanta halkaasi...
JABUUTI: ”Kenya laguma aamini karo kursiga Afrika ee Qaramada Midoobay, waayo...
Jabuuti (Halqaran.com) - Wasiirka arrimaha dibedda ee Jabuuti ayaa sheegay in Kenya aan lagu aamini karin kursiga ay u tartamayso ee golaha ammaanka, maadaama...
TOP NEWS: Xulka Qaranka Soomaaliya oo guul taariikhi ah ka gaaray...
SPORT (Halqaran.com) - Xulka kubadda cagta Qaranka Soomaaliya ayaa guul taariikhi ah ka gaaray heerka koowaad ee isreeb-reebka ciyaaraha koobka adduunka 2022.
Xulka Qaran Soomaaliya...
XOG XASAASI: Miyuu Muuse Biixi oggolaan doonaa in Jabuuti lagu qabto...
Jabuuti (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa waxa uu saacadihii la soo dhaafay kulamo lahaa hogaamiyaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, kaasi oo...
TOP NEWS: Ururka Iskaashiga Islaamka oo u ololeynaya Xubinnimada JABUUTI ee...
Jabuuti (Halqaran.com) - Ururka Iskaashiga Islaamka oo magacooda loo soo gaabiyo (OIC) ayaa shaaca ka qaaday, in dowladda Jabuuti uu ku taageerayo daddaalka ay...
JABUUTI oo sheegtay in ay u tartameyso Kursiga Qaramada Midoobay ee...
Jabuuti (Halqaran.com) - Dowladda Jabuuti ayaa sheegtay in aysan wali isdhiibin inkasta oo natiijo shalay ay shaciyeen Midowga Afrika kursigaasi ku siiyeen dowladda Kenya.
Jabuuti...









