Tuesday, May 12, 2026
27.3 C
Mogadishu

Itoobiya

Dagaal markale ka billowday deegaanno ka tirsan Gobolka Tigrey

Tigray (Halqaran.com) - Dagaal culus ayaa ka dhacay deegaanno badan oo ku yaala gobolka waqooyiga dalka Itoobiya ku yaalla ee Tigray, waxaana dagaalkaasi uu...

RW Abiy oo shaaca ka qaaday in Ciidamada Eritrea iyo Sudan laga saarayo...

Addis Ababa (Halqaran.com) - Ra’iisal wasaaraha Itooobiya, Abiy Ahmed, ayaa sheegay in ciidamada dalalka Sudan iyo Eritrea ay ka shaqeynayaan sidii looga saari lahaa...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Daawo Sawirro: C/kariim Qalbi-dhagax oo galabta si weyn loogu soo dhaweeyay...

Kismaayo (Halqaran.com) – Waxaa gelinkii dambe Jimcihii maanta magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada hoose, soo gaaray Cabdikariim Sheekh Muuse Qalbi-dhagax oo ka tirsan hoggaanka...
Weriye Ahmed Abdi

Madaxweyne cusub oo yeelatay gobolka Amxaarada ee Itoobiya

Itoobiya (Halqaran.com) - Golaha wakiillada ismaamulka Amxaarada ayaa Isniintii maanta meelmariyay magacaabista Madaxweynaha cusub ee dhowaan ismaamulkaa loo soo magacaabay Temesgen Tiruneh. Tiruneh, oo ahaa...
Weriye Ahmed Abdi

Itoobiya: Xaaska Sarkaalkii ku eedeysanaa afgambigii fashilmay oo xabsiga la dhigay

Adis Ababa (HalQaran.com) - Ciidamada ammaanka ee dalka Itoobiya ayaa xabsiga u taxaabtay haweeney uu qabay nin lagu eedeeyay in ay ahaa maskaxdii ka...