Gobolka Gedo
DHAGEYSO: Xasan Sheekh ”Waa Dulmi waxa ka socda gobolka Gedo”
Muqdisho (Halqaran.com) - Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa si adag uga hadlay xaalada xiligaan ka taagan Gobolka Gedo, isagoona ku eedeeyay...
UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay duqeymo khasaaro geystay oo ka dhacay Gobolka...
Gedo (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya, in diyaarado loo maleynayo inay leeyihiin ciidamada Kenya ay duqeymo ka geysteen deegaanno...
UPDATE: Wasiir Goodax Barre oo ka badbaaday qarax miino ah oo...
Gedo (Halqaran.com) – Sii-hayaha xilka Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya, Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ka badbaaday qarax miino oo galabta lagula eegtay gobolka Gedo, sida...
Ciidamada ammaanka ee Baardheere oo gubay Qaad si sharci darro ah...
Baardheere (Halqaran.com) - Ciidamada ammaanka Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo, ayaa gubay Qaad si sharci darro ah la doonaayay in lagu galiyo Magaaladaasi.
Ciidanka ayaa...
UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay dagaalkii degmada BaledXaawo & Khasaarihii ka dhashay
BeledXaawo (Halqaran.com) – Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaalkii xooganaa ee Isniintii maanta duleedka Degmada BeledXaawo ku dhex maray...
Wasiirka Amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan oo lagu soo dhaweeyay degmada BeledXaawo
BeledXaawo (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya Degmada BeledXaawo ee Gobolka Gedo, ayaa waxa ay sheegayaan, in halkaasi uu gaaray Wasiirka Amniga Maamulka Jubbaland Cabdi...









