Monday, August 24, 2026
27.9 C
Mogadishu

gobolka Banaadir

Horumarinta adeegyada Caafimaadka Gobolka Banaadir oo laga shiray

Muqdisho (HalQaran.com) - Agaasimaha Caafimaadka Gobolka Banaadir mudane Dr. Cabdiraxmaan Axmed  Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday hay’adda International Medical Crops...

Guddoomiye cusub oo loo magacaabay Degmada Dharkeenley ee G/Banaadir

Muqdisho (Halqaran.com) – Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna, duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa Guddoomiye Cusub u Magacaabay Degmada Dharkeenley. Yuusuf Xundubeey ayaa loo magacaabay...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Guddoomiye cusub oo loo magacaabay Deg. Xamar Jajab

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho, Cumar Maxamed Maxamuud (Cumar Filish) ayaa guddoomiye cusub u magacaabay degmada Xamar Jajab, kadib markii...
Ahmed Mohamed

Maamulka G/Banaadir oo maanta ka Shiray dar-dargelinta iyo Kor u qaadista...

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamrd (Cumar Filish) ayaa kulan la qaatay qeybta maamulka iyo Maaliyadda gobolka Banaadir. Kulanka...
Ahmed Mohamed

Gobolka Banaadir oo si rasmi loogu wareejiyay maamulka Waxbarashada ee Caasimadda...

Muqdisho (Halqaran.com) - Xukuumadda oo dedaal xooggan ugu jirta tayenta heerka waxbarasho ee dalka iyo daadejinta hannaanka loo maamulo waxbarashada, ayaa maamulka gobolka ku...
Ahmed Mohamed

Senator Dufle: ”Ma jirto wax la isla go’aamiyay oo 4.5 lagu...

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa maalmihii dambe soo ifbaxayay dood ka dhalatay soo jeedin aheyd in Gobolka Banaadir la siiyo todobo xubnood oo ay ku...
Ahmed Mohamed

Maamulka Gobolka Banaadir oo lagu wareejiyay Agab looga hortagayo faafidda Covid-19

Muqdisho (Halqaran.com) – Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna Duqa magaalada Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa khamiistii maanta xafiiskiisa ku qaabilay agaasimaha hay’adda CIS. Duqa...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Farmaajo oo xilalkii ka qaaday labo guddoomiye ku-xigeen oo ka...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xeer uu soo saaray ku magacaabay Mudane Axmed Xasan Iimaan inuu noqdo Guddoomiye...