Saturday, June 20, 2026
26.5 C
Mogadishu

Gaalkacyo

Xal laga gaaray shaqaaqo khasaaro geystay oo ka dhacay Gaalkacyo

Gaalkacyo (Halqaran.com) - Kulan ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa Maanta xal kama dambeys ah looga garay shaqaaqooyinka sababay dhimasho...

Maxkamadda Ciidamada Puntland oo dil toogasho ah ku xukuntay 17 ruux oo lagu...

Gaalkacyo (Halqaran.com) - Maxkamad ku taal magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa maanta xukun ku riday illaa iyo 18 rag ah. Toddobo iyo toban kamid ah...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Taliyeyaasha Booliska Galmudug iyo Puntland oo si wadajir ah uga hadlay...

Gaalkacyo (Halqaran.com) - Talisyada Booliska ee Maamulada Galmudug iyo Puntland ee ka hawlgala Magaalada Gaalkacyo ayaa faah-faahiyay hawlgalada ballaaran, ee weli ka soconaya Xarunta...
Ahmed Mohamed

Wasiir Fiqi oo ka badbaaday isku day la doonayay in lagu...

Gaalkacyo (Halqaran.com) - Wasiirka Amniga Maamulka Galmudug, Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay inuu ka badbaaday isku day dil oo Al-Shabaab ay la damacsanaayeen, kadib...
Ahmed Mohamed

Ciidanka Xoogga dalka oo nin hubeysan ku toogtay Gaalkacyo

Gaalkacyo (Halqaran.com) – Warar goor-dhow naga soo gaaray magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya, in ciidamo ka tirsan xoogga dalka Soomaaliya ay koonfurta magaaladaasi ay ku...
Ahmed Mohamed

DFS oo Gaalkacyo iyo Afmadow geysay qalab caafimaad oo lagula tacaalayo...

Gaalkacyo (Halqaran.com) - Mas’uuliyiin ka socota wasaaradda caafimaadka ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta qalab caafimaad iyo dawooyin gaarsiiyay magaalada Gaalkacyo ee xanta Gobalka...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Puntland oo si kulul u cambaareeyay qaraxii lagu dilay guddoomiyihii...

Garowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlayay magaca Dowlad-goboleedka iyo kan Shacabka Puntland, waxa uu ka tacsiyaynayaa...
Ahmed Mohamed

DHAGEYSO +SAWIRRO: Khasaaraha ka dhashay Qaraxii Gaalkacyo iyo Al-Shabaab oo sheegatay

Gaalkacyo (Halqaran.com) – Inta la xaqiijiyay 5 qof oo uu ku jiro guddoomiyihii gobolka Mudug ee Puntland ayaa ku dhintay qarax ismiidaamin oo Axadda...