Sunday, May 10, 2026
28.2 C
Mogadishu

Doorashada dalka

Hirshabeelle Oo Shaacisay Jadwalka Doorashada Seddex Kursi oo ka mid Ah Golaha Shacabka.

Jowhar (Halqaran.com) –Guddiga Hirgalinta Doorashada Maamul Goboleedka Hirshabelle ayaa shaaciyay jadwalka 3 kursi oo ka mid ah kuraastii ku harsanayd ee Golaha Shacabka Baarlamaanka...

Mareykanka oo war kasoo saaray tallaabadii uu qaaday Farmaajo

Muqdisho (Halqaran.com) - Qoraal kooban oo ay safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ku daabacday bogga ay Twitter ku leedahay ayay ku bogaadisay tallaabada ay qaadeen...
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh
Ahmed Mohamed

Kheyre”Haddii aan lagu heshiinin doorashada, waxay qatar gelin kartaa dowladnimada Somaliya”

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ahna musharax Madaxweyne oo Jimcihii maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ayaa...
Ahmed Mohamed

Maxaa ka soo baxay kulankii Axmed Madoobe iyo Xasan Sh. Maxamuud?

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa kulan talo wadaag ah la qaatay Madaxweynahii hore ee JF...
Ahmed Mohamed

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo maanta ka doodaya Doorashada dalka

Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Sabtida maanta Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho ku yeelan doona mid kamid...
Editor

Madaxweynaha JF Somaliya oo soo dhaweeyay baaqa golaha wasiirrada ee Doorashooyinka

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyay baaqa Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan in doorashada...
Ahmed Mohamed

Madaxweynihii hore Galmudug oo si weyn u soo dhaweeyay hadalkii RW...

Cadaado (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo qoraal uu soo dhigay boggiisa Facebooga uga hadlay hadal ka soo yeeray Ra’iisul...