Thursday, August 27, 2026
24.8 C
Mogadishu

Digniin

Somaliland oo war adag ka soo saartay dadka rabshadaha ka wada magaalada Laascaanood

Sool (Halqaran.com) - Taliyaha ciidamada Milateriga Somaliland ee Gobolka Sool S/Guuto Mahad Cambaashe ayaa ka hadlay xaaladda ka taagan magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolkaas...

Aadan Madoobe oo Digniin culus u diray Taliyeyaasha ciidamada DFS +SAWIRRO

Muqdisho  (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Baarlamaanka 11-aad ee JF ee Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa kulan gaar ah isugu yeeray...
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh
Ahmed Mohamed

Wasiirka Warfaafinta ee XF Somaliya ‘Dubbe’ oo Digniin u diray Midowga...

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cismaan Dubbe ayaa weerar Afka ah ku qaaday musharraxiinta Madaxweynaha Soomaaliya,...
Ahmed Mohamed

DF Somaliya oo Digniin culus ka soo saartay Fatahaadda Wabiga Shabeelle

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta Musiibooyinka XF Soomaaliya ayaa soo saartay digniin la xiriirta fatahaada xoogan oo Wabiga Shabelle laga cabsi qabo...
Ahmed Mohamed

AKHRISO: Koonfur Galbeed oo soo saartay digniin ku socota Kaluumeysatada

Baydhabo (Halqaran.com) - Wasaaradda Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa soo saartay digniin ku socota Kaluumeysatada ku nool deegaannada maamulkaas,...
Ahmed Mohamed

DF Somaliya oo ka digniin culus ka soo saartay dabeylo xooggan...

Muqdisho (Halqaran.com) - DF Soomaaliya ayaa soo saartay digniin ku aadan dableyo suuragal ay tahay saacadaha soo na soo aadan inay ku dhuftaan deegaanno...
Ahmed Mohamed

Taliska Ciidanka Xoogga dalka oo digniin culus u diray dadka xirta...

Muqdisho (Halqaran.com) - Taliska Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa digniin kasoo saaray adeegsiga Dharka iyo Astaamaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed in ay adeegsadaan dad...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Puntland ‘Deni‘ oo tababar u soo xiray ciidamo badan, farriina...

Qardho (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xerada ciidanka Xorgoble ee Degmada Qardho tababar ugu soo xiray dufcaddii 2-aad...