Saturday, July 11, 2026
24.7 C
Mogadishu

dhimasho

66 Carruur ah oo u geeriyooday daawo lagu soo farsameeyay dalka India

Gambia (Halqaran.com) - Wasaaradda Caafimaadka ee dalka Hindiya ayaa tijaabinaya tiro ka mid ah daawada Sharoobada ee loo isticmaalo qufaca ee ay soo saarto...

Dad shacab ah oo ku dhintay qaraxyo ka dhacay gobolka Mudug

Mudug (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin ka soo baxaya laba qarax miino ah oo maanta ay ka dhaceen deegaanno ku yaalla inta u dhaxeysa Bacaadweyne...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

UPDATE: Qarax Khasaare xooggan geystay oo ka dhacay duleedka Muqdisho

Afgooye (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya deegaanka Xaawo Cabdi ee duleedka Magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in qarax khasaare geystay oo ay ku dhinteen...
Ahmed Mohamed

Balcad: Askar ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka oo Qarax lagu dilay

Muqdisho (Halqaran.com) - Askar ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka ayaa ku dhimatay qarax Talaadada maanta ka dhacay duleedka Degmada Balcad ee Gobolka Shabellaha Dhexe....
Ahmed Mohamed

DHAGEYSO +SAWIRRO: Khasaaraha ka dhashay Qaraxii Gaalkacyo iyo Al-Shabaab oo sheegatay

Gaalkacyo (Halqaran.com) – Inta la xaqiijiyay 5 qof oo uu ku jiro guddoomiyihii gobolka Mudug ee Puntland ayaa ku dhintay qarax ismiidaamin oo Axadda...
Weriye Ahmed Abdi

Wararkii ugu dambeeyay laba qarax Khasaare geystay oo maanta ka dhacay...

Awdheegle (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya Degmada Awdheegle ee Gobolka Shabellaha hoose, ayaa sheegaya in laba qarax oo miino ah ay halkaasi ka dhaceen. Wararka...
Ahmed Mohamed

Sacuudiga oo Soddomeeyo ruux Shil ku dhintay iyagoo u socda Cumarah

Madina (Halqaran.com) – 35 qof oo ajaanib ah ayaa geeriyooday, afar kalena way dhaawacmeen kadib markii baskii ay saarnaayeen uu ku dhacay baabuur kale,...
Weriye Ahmed Abdi

Wararkii ugu dambeeyay qaraxii maanta ciidamada DFS lagula eegta Marka &...

H/Hoose (Halqaran.com) - Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa qarax miino lagula beegsaday Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabllaha Hoose, iyadoo qaraxaasi uu sababay khasaaro dhimasho...