Wednesday, January 21, 2026
25.1 C
Mogadishu

Ciidamada xoogga dalka

Ciidamada Xoogga dalka oo deegaanno cusub kala wareegay Al-Shabaab

Xarardheere (Halqaran.com) - Ciidamada xoogga dalka iyo daraawiishta Galmudug ayaa Jimcihii saaka gaaray deegaanada Miliqo, Dabagalo,Cell Cabdi iyo kuwa kale kuwaasi oo hoostaga degmada...

Ciidanka Xoogga dalka oo Al-Shabaab ka soo furtay 40 carruur ah oo ay...

Sh/Hoose (Halqaran.com) - Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab kasoo Furtay Carruur ay tabarayaayeen, sidda lagu sheegay war kasoo baxay taliska Ciidanka. Ururka 143-aad...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Ciidamada XDS oo la wareegay degmada Matabaan & Wararkii ugu dambeeyay

Hiiraan (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan, ayaa sheegaya in Ciidamada Danab ee Xoogga dalka Soomaaliya ay la wareegeen gacan...
Weriye Ahmed Abdi

Arag Sawirrada: Ciidamada Xoogga dalka iyo Odayaasha Balanbale oo heshiis horudhac...

Balanbale (Halqaran.com) - Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Qeybta 21- aad oo gaaray deegaano ka mid ah degmada Balanbale ayaa halkaasi ka bilaaban daddaallo kala...
Ahmed Mohamed

XOG: ”Nin 5 taliye, labo sano iyo bar ku beddelay Al-Shabaab...

Muqdisho (Halqaran.com) - Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa markale weerar afka ah ku qaaday Madaxweynaha dowladda Federaalka ah Soomaaliya, Maxamed Cabdilaahi Maxamed (Farmaajo), oo...
Ahmed Mohamed

Ciidamada Xoogga Dalka Somaliya: ”16 Al-Shabaab ah ayaan ku dilnay gobolka...

Awdheegle (Halqaran.com) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa sheegay in ay dileen 16 dagaalyahan oo al-Shabaab ah intii ay wadeen hawlgal ay shalay ka...
Weriye Ahmed Abdi

Ciidamada Xoogga dalka oo deegaan muhiim ah kala wareegay Al-Shabaab

Awdheegle (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya deegaanka Awdheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa sheegaya, in ciidamada xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee...
Weriye Ahmed Abdi

Update: Ciidanka XDS oo deegaanno hor leh kala wareegay Al-Shabaab

Kismaayo (HalQaran.com) - Ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya ciidamada daraawiishta maamulka Jubbalaan ayaa maleeshiyada Al-Shabaab kala wareegay deegaanka Beer-Xaani iyo tuulooyin kale oo ku...