Aqalka sare
AKHRISO: Guddoonka Aqalka Sare oo magacaabay guddi isku keenista DF Somaliya...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Cabdi Xaashi C/llaahi, ayaa magacaabay Guddiga Isu keenista Madaxda Labada Heer dowladeed ee Federaalka iyo...
Nin Soomaali ah oo loo doortay guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka...
Addis Ababa (Halqaran.com) - Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Itoobiya ayaa Guddoomiyaha Aqalka Sare u doortay nin Soomaali ah.
Aadan Faarax Ibraahim oo ka soo...
Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ oo si lama filaan u taageeray go’aankii Aqalka...
Jowhar (Halqaran.com) - Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa ka hadlay qoraalkii kasoo baxay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdilaahi, kaas oo ku aadanaa...
Cumar Filish oo sheegay inaysan aqbaleenin in xuquuqda gobolka Banaadir lagu...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) oo banaanbaxayaal Muqdisho kula hadlayay ayaa ka hadlay arrimo...
Senator Dufle: ”Ma jirto wax la isla go’aamiyay oo 4.5 lagu...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa maalmihii dambe soo ifbaxayay dood ka dhalatay soo jeedin aheyd in Gobolka Banaadir la siiyo todobo xubnood oo ay ku...
Guddoonka labada aqal oo shaaciyay in dib loo dhigay furitaanka kalfadhiga...
sd
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Isniinta maanta ah xaqiijiyeen in dib loo dhigay furitaanka Kalfadhiga 7aad ee Golaha Shacabka...









