Monday, June 1, 2026
26.3 C
Mogadishu

Al-Shabaab

Khasaaraha ka dhashay qaraxyadii Maxaas iyo Dhaawacyo la soo gaarsiiyay magaalada Muqdisho

Maxaas (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahino dheeraad ah ka soo baxaya laba qarax oo Ismiidaamin ahaa oo ka dhacay degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan, kuwaas...

Al-Shabaab oo Xayiraad ku soo rogtay Shirkadda Isgaarsiinta ee Hormuud Telecom

Muqdisho (Halqaran.com) - Ururka Al-Shabaab ayaa xayiraado ku soo rogay dhaqdhaqaaqa gaadiidka iyo shaqaalaha shirkadda isgaarsiinta ee Hormuud Telecom. Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay oo diiday...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

DF Soomaaliya oo sheegtay inay dagaal ku dishay 8 xubnood oo...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya, in deegaan ku yaalla duleedka Koonfureed ee Caasimadda Galmudug uu dagaal xooggan ku...
Ahmed Mohamed

UPDATE: Al-Shabaab oo weerar ka geystay duleedka Mandheera

Mandera (Halqaran.com) – Maleeshiyaad ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa la sheegay inay weerar ku qaadeen Goob ay ku sugnaayeen Ciidamo ka tirsan kuwa Kenya,...
Ahmed Mohamed

Al-Shabaab oo ka hadashay sababta ay u dileen Gen. Galaal

Muqdisho (Halqaran.com) – Ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay in bartilmaameedka koowaad ee weerarkii lagu qaaday Hoteel Afrik uu ahaa General Maxamed Nuur Galaal oo ka...
Ahmed Mohamed

Muqdisho: Hotel Afrik oo la weeraray iyo rasaas ka socota gudihiisa

Muqdisho (Halqaran.com) - Qarax xooggan ayaa ka dhacay Muqdisho gaar ahaan meel u dhow Hotel Afrik oo ku yaalla Waddada Aada Garoonka Diyaaraddaha Aadan...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha K/Galbeed oo Baydhabo ku noqday, kana hadlay…

Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa Arbacadii maanta dib ugu noqday Magaalada Baydhabo ee Xaruunta gobolka Baay. Laftagareen ayaa...
Ahmed Mohamed

Wararkii ugu dambeeyay dagaal culus oo ka dhacay Jubbada Hoose

J/Hoose (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya dagaal culus oo deegaanno ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose ku dhex-maray Ciidamada Kenya oo...