Al-Shabaab
Mareykanka ‘‘Waxaan duqeyn la beegsanay hoggaamiyeyaal caan ah oo ka tirsan...
Muqdisho (Halqaran.com) – 5 ruux oo la rumeysan yahay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab oo uu ku jiro hal hoggaamiye ayaa lagu diley duqeyn...
Al-Shabaab oo weerar culus ku qaaday saldhig ciidanka DFS ku leeyihiin...
Bacaadweyne (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa sheegaya, in xubno ka tirsan Al-Shabaab ay weerar ku billowday qaraxyo ku qaadeen saldhigyo...
Mid ka mid ah raggii loo heystay weerarkii Jamacadda Gaarisa oo...
Gaarisa (Halqaran.com) - Nin u dhashay dalka Tanzania oo loo heystay inuu ku lug lahaa weerarkii sanadkii 2015 lagu qaaday Jaamacad ku taalla magaalada...
Al-Shabaab: Askar ka tirsan ciidamada Jubbaland ayaa isa-soo dhiibay
J/Hoose (Halqaran.com) – Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa ay sheegeen in uu isku soo dhiibay askari ka tirsanaa Ciidamada Dowlad Goboleedka Jubbaland, islamarkaana uu ka...
Al-Shabaab oo goob fagaaro ah ku dilay nin 44 sano jir...
Hiiraan (Halqaran.com) - Maxkamadda Ururka Al-Shabaab ee ku taalla CeelCali ee gobolka Hiiraan ayaa xukun dil ah ku fulisay nin ay ku eedeysay inuu...
Wararkii ugu dambeeyay dagaal dhexmaray Ciidamo ka tirsan AMISOM iyo Al-Shabaab
Muqdisho (Halqaran.com) – Ciidamo ka tirsan AMISOM iyo Ururka Al-Shabaab ayaa dagaal khasaaro geystay ku dhexmaray deegaanka Arbacow oo ka tirsan deegaanka Ceelasha Biyaha...









