XUL IYO WAREYSIYO

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...

Qormo: Sidee Ku joogteeyaa wax Waliba Aan Rabo? (Joogteynta) AKHRISO.
Mugadisho Halqran.com QORMO KU SAABSAN """JOOGTEYNTA"""
Maxaa Keeno In Qofka uu Wax Joogteyn Waayo?
Joogteynta hawlaha maalinlaha ah, ha ahaadeen kuwo shaqo, waxbarasho, ama...

Fahanka Cadaaladda& Cadaalad-darrada iyo Saamaynta Xun ee ay Ku Yeelato Bulshada”
Waa maxay Cadaalad?
Qeexida Cadaaladda halkaan Si dagan u Akriso:
Cadaalad waa mabda'a iyo nidaamka hubinaya in xaqa iyo sinaanta loo dhigo...
TOOS U DAAWO Xafladda Caleema saarka Axmed Madoobe oo ka socota...
HALKAN TOOS UGA DAAWO XAFLADDA CALEEMA SAARKA AXMED MADOOBE
https://youtu.be/ahUkYopw4n4
Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com
WAR CUSUB: Cabdi-rashiid Xidig oo Lix Su’aal hor-dhigay madaxweynayaashii hore ee...
Kismaayo (Halqaran.com) - Xildhibaan Cabdirashiid Xidig oo sheegta inuu yahay madaxweynaha Jubbaland ayaa Lix Su’aal weydiiyay madaxda Kismaayo isugu tagtay.
Mr. Xidig ayaa weydiiyay Mas’uuliyiinta...
Iskaashatada Shaydaanka: Sida Aaran Jaan sharciyada Puntland ugu tumaneyso
Tan iyo markii madaxweynihii hore ee Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas uu soo bandhigay buug uu qoray uuna ku tilmaamay kooxda Aaran Jaan...
Sidee ku suurta-gashay in gabar Ugaandhees ah ay kallideeda ugu deeqdo...
Norway (Halqaran.com) - Waa dhacdo hadal hayn badan dhalisay kana farxisay Cabdiraxmaan Maxamed Ibraahim oo loo garan ogyahay (Cabdiraxmaan Waryaa) isla markaana mudo dhowr...
TOP NEWS: Musharrax ODAWAA: ‘‘Farmaajo dowladiisa kama rabo inay xil ii...
Muqdisho (Halqaran.com) - Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo oo ah musharax u taagan Xilka Madaxweynaha maamulka Galmudug, oo Muqdisho kula Kulmay aqoonyahanadda Galmudug ayaa sheegay...
UPDATE: Guddoomiyaha Aqalka sare ”Madaxda dowladda waa inay xalliyaan khilaafka kala...
Muqdisho (Halqaran.com) - Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Somaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa wuxuu maanta uu is dul-taag ku sameeyay khilaafka xoogan ee Dowladda...







