Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararkii ugu dambeeyay dagaal dhimasho & dhaawac geystay oo ka dhacay...
Hiiraan (Halqaran.com) – Dagaalka geystay khasaaro kala duwan ayaa Kooxda la Magac baxday Macawiisleey iyo Xubno ka tirsan maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa waxaa uu ku...
WAR CUSUB: Kacdoonka WhatsApp oo ka billowday dalka Lubnaan +(Ujeedka)
Beirut (Halqaran.com) - Dibad-baxayaasha dalka Lubnaan ayaa maanta xannibay waddooyinka, ayaga oo gubaya taayaro, xilli ay maalintii labaad wadaan dibad-baxyo ka dhan ah dowladda,...
Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed oo Sir-baxay damaciisa Doorashada 2021-ka
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee maamulka koonfur galbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan, ayaa sheegay inuu rajeynayo in uu iskusoo sharaxo madaxweynaha Soomaaliya marka...
XOG + DHAGEYSO WAREYSI: Ka qeybgalka Somaliya Shirka IMF & Word...
Washington (Halqaran.com) – Waxaa magaalada Washington todobaadkan ka socda shirar kala duwan oo ay hey’adaha IMF iyo Bangiga Aduunku ay ku casuumeen madax ka...
Sacuudiga oo Soddomeeyo ruux Shil ku dhintay iyagoo u socda Cumarah
Madina (Halqaran.com) – 35 qof oo ajaanib ah ayaa geeriyooday, afar kalena way dhaawacmeen kadib markii baskii ay saarnaayeen uu ku dhacay baabuur kale,...
Madaxweynaha Puntland oo shaaca ka qaaday in KISMAAYO ay Nabadi ka...
Boosaaso (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa dib ugu soo laabtay Boosaaso, kadib...







