Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Shirkii ay dhawaan ku baaqeen Madaxda Puntland iyo Jubbaland oo baaqday
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxda Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa maalin ka hor waxaa ay ku baaqeen in la qabto shir deg deg ah...
Madaxweynaha Hirshabeelle oo soo dhaweeyay Matalaada Aqalka Sare ee Gobolka Banaadir
Jowhar (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa soo dhoweeyay qaraarkii Matalaada Gobolka Banaadir ee uu shalay saxiixay Madaxweynaha JF Soomaaliya,...
Beesha Caalamka oo war ka soo saartay guddiga doorashooyinka Puntland iyo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Beesha Caalamka ayaa waxa ay soo dhoweysay magacaabidda Guddiyada Heer Dowlad Goboleed ee Hirgelinta Doorashada Jubaland iyo Puntland, ee la soo...
DF Somaliya oo shaaca ka qaaday inay lumisay kalsoonidii Ciidanka Kenya...
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay lumisay kalsoonidii ay ku qabteen Ciidanka dowladda Kenya ee ku sugan Soomaaliya, kuwaasoo qeyb ka...
Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay 13-ka Kursi ee uu Gobolka Banaadir ku...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay qaraarkii Golaha Shacabka JFS ay usoo gudbiyeen ee ku aaddanaa Matalaadda uu...
Midowga Musharraxiinta oo war ka soo saaray magacaabista guddiga doorashooyinka Puntland...
Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay magacaabista Guddiyada Doorashooyinka Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland iyo shirka deg-dega ah oo...







