Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Dowladda Somaliya iyo Ururka Iskaashiga islaamka ‘OIC’ oo yeelanaya iskaashi dhinacyo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga Soomaaiya, Axmed Ciise Cawad, ayaa xafiiskiisa kula kulmay wafdi heer sare ah oo ka socda...
Midowga Afrika oo jawaab ka bixiyay Weerarkii Al-Shabaab ay ku dileen...
Muqdisho (Halqaran.com) - Midowga Afrika ayaa cambaareeyay weerar gaadmo ah oo shalay kooxda Al-Shabaab ay ku dileen lix ka mid ah ciidamada Burundi ee...
Madaxweynaha Somaliland oo cafis u fidiyay maxaabiis burcad badeednimo u xirnaa,...
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa cafis u fidiyey maxaabiis burcad badeednimo u xirnaa oo laga soo wareejiyey dalka Siishalis.
Maxaabiista cafiska...
Shacabka Dhuusamareeb oo lagu soo rogay amaro dhanka Amniga
Dhuusamareeb (Halqaran.com) –Hay,addaha ammaanka ee heer Federal & Heer Dowlad Goboled ee ku sugan Magaalada Dhuusamareeb ayaa soo saaray amaro lagu adkeynaayo ammaanka Magaalada...
FBI-da Mareykanka oo Xabsiga dhigtay Wiil Soomaali oo Daacish ku biiray
USA (Halqaran.com) - Ciidanka FBI-da Mareykanka ayaa xabsiga dhigay laba wiil oo Somali ah kuwaasi oo qorsheynaayay inay ku biiraan Daacish.
Labadan wiil Somalida ah...
RW Xasan Cali Kheyre oo Ku Fashilmay Qorshihii Ciidamo ku geyn...
Dhuusamarreeb (Halqaran.com) - Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, iyo Maamulka Ahlu sunn Waljameeca ayaa isku waafaqay in ciidamo ka socdo dowladda Federaalka aan la geynin deegaannada...







